qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Munaasibad Bilan Oo Maanta Lagu Soo Bandhigayey Taariikda Mugga Weyn Ee Siyaasigii Ruug Cadaaga Ahaa Alle Ha U Naxariistee Halgamaa Axmed Ismaaciil Dukhsi.
September 13, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Munaasibad Bilan Oo Maanta Lagu Soo Bandhigayey Taariikda Mugga Weyn Ee Siyaasigii Ruug Cadaaga Ahaa Alle Ha U Naxariistee, Halgamaa Axmed Ismaaciil Cabdi Dukhsi, Kaas Oo Ka Mid Ahaa Aasaasayaashii Ururkii Dhaq-Dhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed Ee Somali National Movement (SNM).
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News