qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Ka Qayb-Galay Munaasibad Loo Qabtay Arday Ka Qalin-Jebinaysey Jaamacadda Timo-Cade Ee Gobolka Gebiley.
September 13, 2019 - Written by qoriadmin

Gebiley-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Ka Qayb-Galay Munaasibad Bilayd Oo Loo Qabtay Arday Ka Qalin-Jebinasey Jaamacadda Timo-Cade University Ee Magaalada Gebiley Ee Xarunta Gobolka Gebiley.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News