qorilugudnews24.com
“Waxaa Innoo Ballan Ah Maalmo Kale Oo Aynu Qaranka Ugu Adeegno Hal-Abuurid Iyo Hirgelinta Hiigsiga Somaliland Ay Leedahay”.
September 13, 2019 - Written by qoriadmin

“Waxaa Innoo Ballan Ah Maalmo Kale Oo Aynu Qaranka Ugu Adeegno Hal-Abuurid Iyo Hirgelinta Hiigsiga Somaliland Ay Leedahay”…..

https://Somalilandliaison.com/h-e-Amb-Bashe-Journey/

Nairobi-(QorilugudNews24)-Sannad Ka Hor Maanta Oo Kale 13-Kii September, 2018-Kii, Waxaan Si Rasmi Ah U La Wareegey Xilkii Uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ii Magacaabay Ee Ahaa Wakiilka Somaliland U Fadhiyi Doona Dalka Kenya Caasimaddiisa Nairobi.


Bar-Bilawgii Shaqada Iyo Hawl-Galadii Horumarineed Ee Boqolkii Cisho Ee U Horeysey Ee Aan Lilka Wakiilnimo Hayey Waxay Igu Gagey Sannad Buuxa Shaqadii In Alle SWT
Ii Qadaro In Aan Qaranka U Addeego.


Ugu Dambayntii Waayo-Aragnimada Wakiilnimo Ee Shalay Iyo Maantaba, Waxay I Bartay S
haqo Aan Lahayn Hakad Iyo Hamrasho, In Aan Dad Iyo Dalkayga Ugu Huro.

Kuvan mahdollinen sisältö: 2 henkilöä, hymyileviä ihmisiä, ihmiset istuvat, näyttö, toimisto ja sisätila

COMMENTS
Latest News