qorilugudnews24.com
Maamulka Degmada Gaashaamo Ee Ismaamulka Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Hadlay Gorgor Dilaa Ah Oo Dulaan Ku Yimi, Kaas Oo Carruurta Yar-Yar Fara-Baas Ku Haya.
September 14, 2019 - Written by qoriadmin

Gaashaamo-(QorilugudNews24)-Maamulka Degmada Gaashaamo Ee Ismaamulka Dawlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Ayaa Maanta Ka Hadlay Gorgor Dilaa Ah Oo Dalka Duulaan Ku Yimi, Kaas Oo Carruurtii Yar-Yarayd Fara-Baas Ku Haya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News