qorilugudnews24.com
Dawladda Hoose Ee Degmada Berbera Oo Maanta Gaadiid Ciidan Ku Wareejisey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed.
September 17, 2019 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Dawladda Hoose Ee Degmada Berbera Ayaa Maanta Gaadiid Ciidan Ku Wareejisey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed, Gaadiidkaas Oo Loogu Tallo-Galay Ciidamada Ammaanka Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News