qorilugudnews24.com
Dawladda Sacuudiga Oo Maraykanka Ka Diidey Warbixin Sirdoon Oo Sheegaysey, In Gudaha Iran Laga Soo Qaaday Weeraradii Lala Beegsaday Xurumihii Shidaalka Ee Dalkaasi, (Xogta Dahsoon).
September 17, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Dalka Maraykanka Ayaa Sacuudiga U Gudbisey Macluumaad Sirdoon Oo Ku Saabsan Meesha Laga Soo Qaaday Weeraradii Sabtidii Lagu Burburiyey Xarumihii Waaweynaa Ee Sifeynta Shiidaalka Sacuudiga, Iyada Oo Masuuliyiin Maraykan Ah Oo Macluumaadkaas Ku Sexeexani Ay Xadideen In Dhulka Iran Laga Soo Qaaday Weeraradaasi, Xilli Ay Washington Daraasadeynayso Dariiqadii Looga Fal-Celin Lahaa Weeraradaasi, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News