qorilugudnews24.com
Hadalkii Taliye Nuux Ismaaciil Taani Oo Rumoobey Iyo Sir Ka Fakatay Kuwii Calooshood U Shaqaysteyaasha Ahaa Ee Dhawaan Isu Dhiibey Maamul-Goboleedka Pintland.
September 17, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Hadalkii Uu Dhawaan Jeediyey Taliyaha Ciidamada Qaranka Ee Somaliland S/Gaas Nuux Ismaaciil Taani Ayaa Rumoobey, Kadib Markii La Helay Sir Ka Fakatay Sarkaal Ka Mid Ah Kuwii Calooshood U Shaqaysteyaasha Ahaa Ee Khiyaanada Lacagta Kaga Qaadan Jirey Qaranka Somaliland, Isla Markaana Markii Lagu Fahmey Isu Dhiibey Maamul-Goboleedka Pintland, Bal Haddaba Maxay Iminkana Odhan Doonaan Bajaajtii Reer Waddani Ee Ilaacaddaha Sida Rooxaanta Ka Buuqi Jirtey???.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News