qorilugudnews24.com
Shacabka Somaliland Oo Khadyaan Ka Taagan Gabooye Baal Goroyo Oo Uraya Madaxa Ku Sita Iyo Gabraarato La Soo Kiraystay, Kuwaas Oo U Baahan In Si Deg Deg Ah Loo Edbiyo, Runtana Loo Sheego.
September 26, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shacabka Reer Somaliland Ayaa Khadyaan Ka Taagan, Dhibanena U Ah Gabooye Baal Goroyo Oo Uraya Madaxa Ku Sita Iyo Gabraarato Ka Sii Miciin Hooseysa Oo Meello Kale Laga Soo Adeegsadey Ama La Soo Kiraystay, Kuwaas Oo U Baahan In Si Deg Deg Ah Loo Edbiyo, Sharcigana Lagu Soo Dabaalo, Waxayna Hadda Xaaladdu Maraysaa Xay-Xay Soo Dhaaftay Ee Ri’da Dhegta Qabo, Waxaana La Gaadhey Xilligii Kuwaas Runta Loo Sheegi Lahaa, Laguna Qasbi Lahaa In Ay U Haajiraan Halka Ay Soo Arkoodeen Ee Looga Gacan Haadinaayo, Isla Markaana Ay Cadaaladdu Ka Jirto, Waayo Shacabka Reer Somaliland Hadda Wuu Ka Dhammaaday Dulqaadkii, Mana Dhici Doonto In Kuwii Shalay Naloo Adeegsadey Ee Dadkayaga Laayey, Ee Haddana Aannu Saamaxney, In Ay Haddana Maanta Ladhkii Iyo Dacartii Laga Bugsadey Dib U Soo Kiciyaan, Dadkayagana Ay Ku Qasbaan Wixii Aan Hore Uga Il-Duufnay Ee Aanu Indhaha Ka Qarsanay, Waxaana Hadda Muuqata In Ay Jiraan Dad Badan Oo Ku Daaco-Qudhmay Nabaddii Iyo Wanaaggii Ay Somaliland Ku Heleen, Horumarkana Ay Ku Gaadheen, Kuwaas Oo Mashruuc Lagu Soo Siiyey Sidii Loo Dhaawici Lahaa Nabadda Iyo Xasiloonida Somaliland.

Ugu Dambayn, Waxa Bulshada Reer Somaliland La Gudboon In Ay Indhahooda Furaan Oo Ay Daba-Gal Ku Sameeyaan Dadkan La Soo Kiraystay Ee Maalin Walba Naxliga Iyo Munaafaqadda La Taagan Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Kala Duwan Ee Uu Ku Adeegto Cadowga Reer Somaliland, Kuwaas Oo Uu Saldhiggooda Ugu Weyni Yahay Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland, Arrintaas Oo Aannu In Badan Farta Ku Fiiqnay, Balse Nalaga Hoos Qaadi Waayey, Wax La Aqbili Karano Maaha In Qarankii Somaliland Uu Dhibane U Noqdo Gidmo Iyo Tumaalo, Ama Qaar Ka Mid Ah Kooxihii Shiish-Wanaag Iyo Cirsan Ka Yeedh Ee Uu Rajiimkii Siyaad Barre Ku Adeeggan Jirey, Kuwaas Oo Aynu Og-Nahay Dhibaatadii Ay Shacabkeena U Geysteen Xilligii Lagu Jirey Halganka, Waxa Iyana Muuqata In Uu Meesha Ka Baxay Doorkii Xukuumadda Somaliland Ee Ahaa In Ay Dalka Ka Ilaaliso Dadka Noocaas Ah Ee Qandaraaska Ku Soo Qaatay Burburinta Somaliland Iyo Kala Qaybinta Shacabka Reer Somaliland, Kuwaas Oo Maalin Walba Warbaahinta La Soo Taagan Hadallo U Muuqda In Cid Kale Loo Diraayo Fariimo Khaldan Iyo In Ay Dadka Ku Dhiiri-Gelinayaan In Ay Jabhaddo Dalkan Ka Abuuraan, Arrintaas Oo Ah Mid Aan Marnaba Loo Dul Qaadan Karin, Isla Markaana Loo Baahan Yahay In Tallaabo Deg Deg Ah Laga Qaado Cid Kasta Oo Loo Arko In Ay Halis Ku Tahay Ammaanka Guud Ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Halkan Ka Daawo Hadallada Naxliga Huwan Ee Gabooyaha Iyo Waxa Ay Salka Ku Hayaan.


Wa Billaahi Towfiiq.
By: Xuseen Xasan Geylan.
Seeftanacabka24@gmail.com

COMMENTS
Latest News