qorilugudnews24.com
Ciidamada Qaranka Ee Somaliland Oo Maanta Gacanta Ku Dhigay 12 Xayawaanka Harimacadka Ah Oo La Tahriibinaayey.
October 4, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidamada Qaranka Ee Somaliland Ayaa Maanta Gacanta Ku Dhigay 12 Xayawaanka Harimacadka Ah Oo La Tahriibinaayey, Kuwaas Oo Lagu Soo Qabtay Deegaanka Xayaabley Ee Waqooyiga Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News