qorilugudnews24.com
Dumarka Uurka Leh Ambalaas La’aan Ayey Ugu Dhintaan Deegaanada Coodanle Iyo Buuhoodle, Sidaas Waxa Yidhi Xildhibaan Cismaan Jiciir.
October 4, 2019 - Written by qoriadmin

Buuhoodle-(QorilugudNews24)-Dumarka Uurka Leh Ambalaas La’aan Ayey Ugu Dhintaan Deegaanada Coodanle, Qorilugud, Balli-Calanle, Gadahaar, Carro-Balanbaal, Kaartada Iyo Riigga, Kuwaas Oo Dhammaantood Hoos Yimaada Gobolka Buuhoodle, Sidaas Waxa Yidhi Xildhibaan Cismaan Faarax Warsame Jiciir Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Degmada Buuhoodle, Isaga Oo Si Weyn Uga Deyriyey Xaaladda Caafimaad Iyo Waxbarasho Ee Deegaanadaasi Buuhoodle.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News