qorilugudnews24.com
Somaliland Oo Noqotay Meel-Gambadh Gaaban La Isugu Wada Fadhiyo Iyo Gole Laga Maadsado Iyo Sheekh Arrintaas Ka Digey.
October 4, 2019 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Sheekh Maxamed Siciid Oo Ka Mid Ah Culimada Waaweyn Ee Gobolka Awdal Ayaa Si Weyn Uga Digey Fool Xumada Iyo Fadeexada Ka Dhalan Karta Madax-Dhaqameedka Reer Somaliland Ee Iyagu Caadeystey In Ay Warbaahinta Isaga Jawaabaan, Arrintaas Oo Keentay In Somaliland Lagaga Maadeysto Goobaha Lagu Qaxweeyo Iyo Baraha Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto, Arrintaas Oo Bannaanka Soo Dhigtay, Qabyaaladda Huursan Ee Somaliland Dhextaal Iyo Sida Loogu Talax Tegey Ku Dhaqankeeda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News