qorilugudnews24.com
Ardayda Iyo Maamulka Jaamacadda New Generation Ee Magaalada Burco Oo Maanta Si Weyn U Soo Dhaweeyey Ardayda Iyo Maamulka Jaamacadda New Generation Ee Gobolka Gebiley.
October 5, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ardayda Iyo Maamulka Jaamacadda New Generation Ee Magaalada Burco Ayaa Maanta Si Weyn U Soo Dhaweeyey Ardayda Iyo Maamulka Jaamacadda New Generation Gobolka Ee Gebiley Oo Booqasho Ku Yimi Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News