qorilugudnews24.com
Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Md. Daahir Riyaale Oo Maanta Mideeyey Madax-Dhaqameedka Gobolka Awdal, Kuwaas Hore Ugu Kala Fogaadey Xanaftii Ka Dhalatay Doorashadii Madaxtooyada.
October 5, 2019 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Madaxweynihii Hore Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Riyaale Kaahin Ayaa Maanta Ku Guuleystey In Uu Mideeyo Madax-Dhaqameedka Gobolka Awdal, Kuwaas Hore Ugu Kala Fogaadey Xanaftii Ka Dhalatay Doorashadii Madaxtooyada Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News