qorilugudnews24.com
Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Ka Soo Qayb-Galay Munaasibad Loo Sameeyey Arday Maanta Ka Qalin-Jebineysey Jaamacadda Al-Najaax Ee Magaalada Burco.
October 5, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Ayaa Ka Soo Qayb-Galay Munaasibad Loo Sameeyey Arday Maanta Ka Qalin-Jebineysey Jaamacadda Al-Najaax Ee Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Waxayna Ardaydani Ay Barteen Culuunta Ay Bixiyaan Kulliyaddaha Kala Duwan Ee Jaamacaddaasi Al-Najaax.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com
Brooch

COMMENTS
Latest News