qorilugudnews24.com
Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Ka Hadlay Ahmiyadda Ay Leehadahay Nabad-Gelyadu.
October 5, 2019 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Maanta Ka Hadlayaayey Munaasibad Loo Sameeyey Arday Qalin-Jebineysey Jaamacadda Al-Najaax Ee Magaalada Burco Ayaa Si Adag Uga Hadlay Ahmiyadda Ay Leehadahay Nabad-Gelyadu, Isaga Oo Si Weyna Ula Dardaarmay Ardaydii Jaamacaddasi Ka Qalin-Jibisey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News