qorilugudnews24.com
Wefti Tiro Badan Oo Ku Sii Qulqulaya Magaalada Kismaayo Ee Caasimadda Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed Ee Jubbaland, Kuwaas Oo Ka Qayb-Gelaya Caleemo-Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe.
October 5, 2019 - Written by qoriadmin

Kismaanyo-(QorilugudNews24)-Wefti Tiro Badan Ayaa Weli Ku Sii Qulqulaya Magaalada Kismaayo Ee Caasimadda Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed Ee Jubbaland, Kuwaas Oo Ka Qayb-Gelaya Caleemo-Saarka Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News