qorilugudnews24.com
Warbixin Ku Saabsan Dhibaatada Ay Waddo Xumadu Ku Hayso Shacabka Magaalada Hargeysa Iyo Wadayaasha Gaadiidka.
October 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Warbixin Ku Saabsan Dhibaatada Ay Waddo Xumadu Ku Hayso Shacabka Magaalada Hargeysa Iyo Wadayaasha Gaadiidka, Iyada Oo Uu Dayac Baahsani Ka Muuqdo Waddooyinkii Magaalada Caasimadda Ee Hargeysa, Arrintaas Oo Lagu Eedeeyey Golaha Deegaanka Ee Magaaladaasi, Kuwaas Oo Noqday Afar Jeebleyaal Iyo Dilaaliin Dadka Uun Baadha.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News