qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Iyo Kalluumaysiga Ee Somaliland Md. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Oo Maanta Mishiino Casri Ah Ku Wareejiyey Qaar Ka Mid Ah Dadka Xoolo Dhaqatada Ah.
October 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Iyo Kalluumaysiga Ee Somaliland Md. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Oo Maanta Mishiino Casri Ah Ku Wareejiyey Qaar Ka Mid Ah Dadka Xoolo Dhaqatada Ah, Mishinadaas Oo Ah Kuwa Lagu Ridqo Calafka Xoolaha.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News