qorilugudnews24.com
Xildhibaan Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Ee Somaliland Oo Sheegay In Iminka Siyaasiyiinta Somaliland Qaarkood Ay U Hadlaan Sidii Day-Dayga.
October 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Maxamed Xaaji Cabdiraxmaan Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Ee Somaliland Ayaa Sheegay, In Iminka Siyaasiyiinta Somaliland Qaarkood Ay U Hadlaan Sidii Day-Dayga, Arrintaas Oo Fadeexad Ku Ah Hannaanka Dawladnimo Ee Somaliland, Waxa Kale Oo Uu Sheegay In Aan La Aqbali Karin In Gudaha Somaliland Laga Caayo Ama Laga Aflagaadeeyo Waddamada Jaarka,IyoXildhibaan Nac-Nac Oo Uu Ku Timaamay In Uu Ku Jiro Waqtigii Hoggaan Furka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News