qorilugudnews24.com
Dalalka Ethiopia Iyo Masar Oo Hanjabaado Isdhaafsaday, (Xogta Dahsoon).
October 7, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Kaddib Markii Maalintii Shalay Wada Hadalladii U Dhexeeyey Dalalka Masar, Suudaan Iyo Ethiopia Ee Ku Saabsanaa Dhaamka Cusub Ee Ethiopia La Isku Afgaran Waayey, Ayaa Afhayeen U Hadlay Wasaaradda Khayraadka Biyaha Ee Dalka Masar Waxa Uu Fashilaadii Wada Hadalladaas Dusha Ka Saaray Dawladda Dalkaasi Ethiopia, Taas Oo Uu Ku Tilmaamay In Ay Ad-Adayg La Timi Goobtii Wada Hadallada, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News