qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-Jeex Md. Jaamac Xaaji Axmed Oo Maanta Kulan La Yeeshay Laamaha Ammaanka Ee Gobolkaasi Iyo Nuxurka Qodobadii Laga Wada Hadlay.
October 7, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-Jeex Md. Jaamac Xaaji Axmed Ayaa Maanta Kulan La Yeeshay Laamaha Kala Duwan Ee Ammaanka Ee Gobolkaasi Ka Hawl-Gala, Kaas Oo Ay Ujeedadiisu Ahayd Sidii Looga Arrinsan Lahaa Guud Ahaan Xaaladdaha Ammaan Ee Gobolka Maroodi-Jeex.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News