qorilugudnews24.com
Shirka Maal-Gashiga Ee Somaliland Oo 21-Ka Bisha November Ka Dhici Doona Magaalada Nairobi Ee Xarunta Dalka Kenya, Gaar Ahaan Hotel Fairmont Forfolk.
October 7, 2019 - Written by qoriadmin

Nairobi-(QorilugudNews24)-Shirkan Ayaa Waxa Uu Noqon Doonaa Mid Ay Dawladda Uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ugu Soo Bandhigi Doonto Caalamka Fursadaha Maal-Gashi Ee Ka Bannaan Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Horumarka Ballaadhan Ee Ay Somaliland Ku Tallaabsatay, Marka Ay Noqoto Dhinaca Ganacsiga.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News