qorilugudnews24.com
Turkiga Oo Guluf Military Ku Qaaday Qaybo Ka Mid Ah Waqooyiga Bari Ee Dalka Suuriya, Halkaas Ay Hore Ugu Wada Sugnaayeen Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Maraykanka Iyo Xooggagga Kurdiyiinta Ee YPG.
October 7, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dawladda Turkiga Oo Guluf Culus Oo Military Ku Qaaday Qaybo Ka Mid Ah Waqooyiga Bari Ee Dalka Suuriya, Halkaas Ay Hore Ugu Wada Sugnaayeen Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Maraykanka Iyo Xooggagga Kurdiyiinta Ee YPG, Kuwaas Oo Ay Turkigu Aaminsan Yihiin In Ay Ka Mid Yihiin Kooxaha Argagixisada Iyo Kuwa Wax Qarbuda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News