qorilugudnews24.com
Agaasimaha Barnaamijka Shaqo-Qaran Ee Somaliland Oo Sheegay In La Cafiyey Dhallinyaro Hore Looga Saaray Barnaamijkaasi, Waxa Kale Oo Uu Ka Hadlay Arrimo Kale Oo Dhinacyo Badan Taabanaayey.
October 8, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Agaasimaha Barnaamijka Shaqo-Qaran Ee Somalialnd Md. Axmed Xuseen Mu’adinka Ayaa Sheegay In La Cafiyey, Dibna Loo Soo Celiyey 4 Dhallinyaro Ah Oo Hore Looga Saaray Barnaamijkaasi Shaqo-Qaran, Waxa Kale Oo Uu Ka Hadlay Arrimo Kale Oo Dhinacyo Badan Taabanaayey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News