qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ayax Tiro Badan Oo Ku Habsadey Deegaano Ka Mid Ah Gobolka Saraar Iyo Qaylo-Dhallaanta Shacabka Deegaankaasi.
October 8, 2019 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Ayax Tiro Badan Ayaa Saaka Hiirtii Hore Ee Waaberiga Ku Habdasadey Deegaamada Degmada Oog Ee Gobolka Saraar, Deegaankaas Oo Uu Ku Hayo Xaalufin Ba’an Iyo Bulshada Deegaankaas Oo Qaylo-Dhallaan Ka Muujisay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News