qorilugudnews24.com
Maraykanka Oo Ciidamadiisa Kala Baxaya Waqooyiga Iyo Bariga Webiga Furaad Ee Dalka Suuriya Iyo Ankara Oo Isu Diyaarinaysa Weerar Military Oo Ay Goobahaasi Kula Wareegto, (Xogta Dahsoon).
October 8, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Muddo Sannado Ah Oo Ay Turkigu Sugayeen In Ay Maraykanka Taageero Ugaga Helaan Qorshahooda Military Ee Ay Ku Gelayaan Waqooyiga Suuriya, Gaar Ahaan Deegaanada Ay Gacanta Ku Hayaan Kooxaha Kurdiyiinta Suuriya Oo Ah Aaggagga Ay Ku Yaaliin Saldhigyada Ciidamada Maraykanka Ee Bariga Webiga Furaad, Ayaa Waxa La Filayaa In Ay Ugu Dambayntii Madaxweynaha Turkiga U Suuro-Gashay In Uu Ku Qanciyo Dhigisiisa Dalka Maraykanka Donald Trump, In Uu Ciidamadiisa Dib Uga Saaro Xuudaha Suuriya Iyo Turkiga, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News