qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Ciidamada Maraykanka Oo Durba Bilaabay In Ay Iskaga Baxaan Goobihii Ay Kaga Sugnaayeen Dalka Suuriya Iyo Turkiga Oo Isu Diyaarinaaya Weerar Culus Oo Uu Ku Qaado Kooxaha Kurdiyiinta Suuriya.
October 8, 2019 - Written by qoriadmin

Ankara-(QorilugudNews24)-Ciidamadii Maraykanka Ee Ku Sugnaa Waqooyiga Dalka Suuriya Ayaa Durba Bilaabay In Ay Halkaasi Iskaga Baxaan Iyo Turkiga Oo Isu Diyaarinaaya Weerar Culus Oo Uu Ku Qaado Goobihii Ay Baneeyeen Ciidamada Maraykanka Iyo Kooxaha Kurdiyiinta Suuriya Ee Iyagu Halkaasi Ku Sugan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News