qorilugudnews24.com
Golaha Guurtida Ee Somaliland Oo Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Xeer Nidaamiyaha Wasaaradda Waxbarashada Ee Somaliland.
October 9, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Golaha Guurtida Ee Somaliland Ayaa Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Xeer Nidaamiyaha Cusub Ee Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Ee Somaliland, Arrintaas Oo Imanaysa Kaddib Khilaaf Ba’an Oo Beryahanba Ka Dex Aloosnaa Wasaaradda Waxbarashada Iyo Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News