qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Dhanbaal Tacsi Ah U Diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Iyo Guud Ahaanba Shacabka Reer Jabuuti.
October 9, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Dhanbaal Tacsi Ah U Diray Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Iyo Guud Ahaanba Shacabka Reer Jabuuti, Kana Tacsiyadeeyey Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Alle Ha U Nacariistee Marxuum Sacad Cumar Geelle Oo Ahaa Maamulihii Dekedda Jabuuti, Kaas Oo Dhawaan Ku Geeriyoodey Magaalada Paris Ee Dalka Faransiiska.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News