qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Maanta Furtay Shirweynaha Dib U Eegista Arrimaha Carruurta.
October 9, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Ka Furtay Shirweynaha Dib U Eegista Arrimaha Dhawrista Iyo Daryeelka Ee Carruurta Ee Ay Hay’adda UNICEF Ka Fuliso Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News