qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Direy Ra’iisal Wasaaraha Dalkaasi Ethiopia Dr. Abiy Axmed.
October 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Dhambaal Hambalyo Ah U Direy Ra’iisal Wasaaraha Dalkaasi Ethiopia Dr. Abiy Axmed, Kaddib Markii Uu Maanta Ku Guuleystay Biladda Nabadda Ee Adduunka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Qoraal Kooban Oo Uu Bartiisa Twiter-ka Soo Dhigey Ku Yidhi Sidatan:-

Aniga Oo  Ku Hadlaya Magacayga Iyo Magaca Shacabka Jamhuuriyadda Somaliland Waxaan Kuugu Hambalyeynayaa Guusha Aad Gaadhey Dr. Abiy Ahmed, Ra’iisal Wasaaraha Waddanka Ethiopia.

COMMENTS
Latest News