qorilugudnews24.com
Wasiir Hore Oo Madaxweyne Muuse Biixi Uga Digey In Uu Burburiyo Xisbiga Kulmiye, Sidoo Kalena Sheegay In Uu Xisbiga Kulmiye Lumiyey Kalsoonidii Shacabka Reer Somaliland.
October 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Dhaqanka Iyo Dalxiiska Ee Somaliland Md. Khadar Yuusuf Cabdillaahi Oo Maanta La Hadlay Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Dalka Ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Uga Digey In Uu Burburiyo Xisbiga Kulmiye, Sidoo Kalena Sheegay In Uu Xisbiga Kulmiye Lumiyey Badiba Kalsoonidii Shacabka Reer Somaliland, Taageeradiisuna Ay Hoos U Socoto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News