qorilugudnews24.com
Ciidamada Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Oo Maanta Gacanta Ku Soo Dhigey Doonyo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumaysanayey Xeebaha Dalka Somaliland.
October 12, 2019 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Ayaa Maanta Gacanta Ku Soo Dhigey Doonyo Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumaysanayey Xeebaha Dalka Somaliland, Dooyahaas Oo Tiradoodu Gaadheyso Ilaa 15 Doonyood, Kuwaas Oo Ilaa Iyo Iminka Aan La Xaqiijin Dalka Laga Leeyahay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News