qorilugudnews24.com
Maamulka Villa Somalia Oo Lagaga Adkaaday Kismaayo Iyo Kooxihii Qaaqleyaasha Ee Sida Indho La’aanta Ah U Taageeri Jirey Villa War-Dhiigley Oo Xaalkoodii Ku Dambeeyey Afkiibaa Juuqda Gabay.
October 12, 2019 - Written by qoriadmin

Kismaayo-(QorilugudNews24)-Shaki Kuma Jiro In Maamulka Villa Somalia Lagaga Adkaaday Magaalada Kismaayo Iyo Wufuud Weli Ku Sii Qulqulaysa, Kooxihii Qaaqleyaasha La Odhan Jirey Ee Sida Indho La’aanta Ah U Taageeri Jirey Maamulka Villa War-Dhiigley Oo Xaalkoodii Ku Dambeeyey Afkiibaa Juuqda Gabay, Farmaajo Oo Addis Ababa U Cararay, Kabash-Kabash.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News