qorilugudnews24.com
Shirkii Golaha Wasiirada Ee Somaliland Oo Maanta Lagaga Dooday Hirgelinta Nidaamka E-Government Ama (Somaliland E-Government System).
October 12, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirkii Golaha Wasiirada Ee Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Ka Furmay Xarunta Madaxyooyada, Uuna Shir-Guddoominaayey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Lagaga Dooday Hirgelinta Nidaamka E-Government Ama (Somaliland E-Government System), Kaas Ah Barnaamij Hufan, Isla Markaana Ilaalinaya Bed Qabka Xogta Dawladda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News