qorilugudnews24.com
Magaalada Hargeysa Oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Mujaahid Aadan Jalawo, Kaas Oo Ka Mid Ahaa Mujaahidiintii Waaweyneyd Ee Ururkii SNM.
October 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Magaalada Hargeysa Ayaa Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Alle Ha U Naxariistee Mujaahid Aadan Ducaale Cabdille (Aadan Jalawo), Kaas Oo Ka Mid Ahaa Mujaahidiintii Waaweyneyd Ee Ururkii Dhaq-Dhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed Ee SNM.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News