qorilugudnews24.com
Marwo Faadumo Siciid Oo Maanta Macasalaameysey Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Kaddib Markii Ay Ka Biyo-Diidey Siyaasadda Hor Iyo Daba Diidka Ah Ee Xisbigaasi Lagu Hoggaamiyo.
October 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayihii Arrimaha Dibedda Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Marwo Faadumo Siciid Oo Maanta U Warantay Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Dalka Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Ay Iska-Casishey Xubinimadii Iyo Xilkii Ay Xisbigaasi Waddani Ka Haysey, Arrintaas Oo Imanaysa Kaddib Markii Ay Marwadu Ka Biyo-Diidey Siyaasadda Hor Iyo Daba Diidka Ah Ee Xisbigaasi Lagu Hoggaamiyo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News