qorilugudnews24.com
Mr. Trump Oo Mar Kale Si Xun U Bahdiley Boqor Salman-ka Dalka Sacuudiga, (Xogta Dahsoon).
October 15, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxwynaha Maraykanka Donald Trump Ayaa Bahdilkii Ugu Xumaa Ku Sameeyey Boqor Salman-ka Sacuudiga Mar Uu La Hadlaayey Isu Soo Bax Doorasho Oo Ay Taageerayaashiisu U Sameeyeen, Doland Trump Ayaa Ku Meteley Boqorka Sacuudiga Qaab Sawir Gacmeed Oo Kale Ah, Isaga Oo Codka Boqorkana Ka Dhigay Majaajileyste Meteleya Qof Daciif Ah, Waana Xilli Uu Taageerayaashiisa Uga Waramayey Xidhiidh Telefoon Oo Ay Labada Hoggaamiye Hore U Yeesheen, Trump Ayaa Isku Deyeyey In Uu Taageerayaashiisa U Sharaxo Sida Aanay Hoggaamiyeyaasha Carabtu Waxba U Fahansaneyn Oo Aanay Waxba Ula Joogin, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News