qorilugudnews24.com
Taliyihii Hore Ee Ciiidanka Sirdoonka Somalia Oo Sheegay In Adduumka Loo Bandhigo In Ay Somaliland Tahay Dal Madax-Bannaan, Sidoo Kalena Ku Baaqay In Maxkamd Caalami Ah La Soo Taago Kuwii Dembiga Ka Galay Shacabka Reer Somaliland.
October 15, 2019 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Taliyihii Hore Ee Ciiidanka Sirdoonka Somalia Md. Sanbalooshe Oo Maanta U Waramayey Qaar Ka Mid Ah War-Fidiyeenada Ayaa Sheegay In Adduumka Loo Bandhigo In Ay Somaliland Tahay Dal Ka Madax-Bannaan Somalia Inteeda Kale, Waxa Kale Oo Uu Ku Baaqay In Maxkamad Caalami Ah La Soo Taago Kuwii Dembiga Ka Galay Shacabka Reer Somaliland Oo Aan La Qarin, Isla Markaana Aan Lagu Tilmaamin Geesiyaal.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News