qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Xaqiijiyey In Loo Soo Gudbiyey Magacyada Toddobada Xubnood Guddida Cusub Ee Komishanka Qaranka Iyo Xisbiga Waddani Oo Durba Sas Ka Muujiyey.
October 16, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax Ayaa Maanta Xaqiijiyey In Loo Soo Gudbiyey Magacyada Toddobada Xubnood Guddida Cusub Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Waxa Kale Oo Uu Sheegay In Uu Xisbiga Waddani Durba Sas Ka Muujiyey Qaar Ka Mid Ah Xubnahaasi, Arrintaas Oo Aan Ahayn Wax Ku Cusub Dhegaha Bulshada Reer Somaliland, Isla Markaana Daaha Ka Feydeysa In Aanu Xisbigaasi Waddani Doorasho Diyaar U Ahayn, Kaas Oo Noqday ”HASHA GEELLA CUNTA EE HADDANA CABAADA”.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News