qorilugudnews24.com
Xisbiga Waddani Oo Looga Yaacay Bajaajta Dhukuran Ee Khadar Jug Soo Dhacay Iyo Xoghayihii Caafimaadka Ee Xisbigaasi Oo Maanta Iska Casishey.
October 30, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayihii Caafimaadka Ee Xisbiga Waddani Marwo Saado Jaamac Aadan Ayaa Maanta Iska Casishey Xilkii Iyo Xubinadii Xisbigaasi Waddani, Kaddib Markii Ay Ka Biyo Diiday Hab-Dhaqanka Guracan Ee Xoghaye Khadar Bajaaj (Jug Soo Dhacay), Kaas Oo Ku Caan Baxay In Uu Dalka Ka Huriyo Xasarado Colaadeed Iyo In Uu Taageero Aan Gabasho Lahayn U Muujiyo Jabhaddo Lidi Ku Ah Qaranimada Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News