qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Hees La Magac-Baxday Xaal-Xaal Mastuur Iyo Codkii Fannaanada Weyn Ee Saado Qaran.
November 3, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Heestii La Magac Baxday Xaal-Xaal Mastuur Iyo Codkii Fannaanada Weyn Ee Saado Qaran Oo Ka Mid Ah Kooxda Fannaaniinta Ee Ciidanka Asluubta Somaliland, Heestaas Oo Ka Hadlaysa Dadka Caadeeystey In Ay Wax Walba Ka Hormariyaan Danta Qoyskooda Oo Keliya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News