qorilugudnews24.com
Sababaha Ay Israa’iil Isaga Daadisay Gantaalihii Maraykanka Ee Patriot Missile System, (Xogta Dahsoon).
November 4, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qaabka Uu Wararkii Loo Geystey Xarumaha Shiidaalkii Sacuudigu Uu Israa’iil Ugu Khasbay In Ay Dib U Eegis Ku Samayso Xisaabaadkeedii Dhanka Difaaca, Isla Markaana Ay Rakibto Barnaamij Cusub Oo Difaac, Iyada Oo Ku Go’aan Qaadatay In Gantaalihii Patriotic Ee Ay Difaaca U Haysatey Aanay Ku Filayn In Ay Xijaab Ugaga Noqdaan Khatarta Ay Leeyihiin Saanadda Gantaalaha Ee Iran, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News