qorilugudnews24.com
Qorshaha Maraykanka Ee Ay Masar Ku Waayi Karto Biyaha Webiga Niilka, (Xogta Dahsoon).
November 5, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dawladda Maraykanka Ayaa Soo Gacan Gelisey Xiisadda Biyaha Webiga Niilka Ee Dhex Taalla Dalalka Ethiopia Iyo Masar, Iyada Oo Waqtigii Ay Hoggaamiyeyaasha Labadaasi Waddan U Ballameen In Ay Kulan Ka Yeeshaan Arrintaas, Dhawaan Markii Ay Madaxweyne Abdifatah Al-Sisi Iyo Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed Ku Kulmeen Magaalada SOCHI Ee Dalka Ruuska, Waqtigaas Oo Ku Beegan 06 Bisha November 2019-ka, Kulankaas Oo Uu Marti-Gelinayo Maraykanku, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News