qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Bulshada Ee Somaliland Marwo Hinda Gaani Oo Maanta Xafiiskeeda Ku Qaabishay Wefti Ka Socdey Safaaradda Sweden Ee Dalka Kenya.
November 5, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta, Arrimaha Bulshada Iyo Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Ayaa Maanta Xafiiskeeda Ku Qaabishay Wefti Ka Socdey Safaaradda Sweden Ee Fadhigeedu Yahay Magaalada Nairobi Ee Caasimadda Dalka Kenya Iyo Qodobadii Laga Wada Hadlay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News