qorilugudnews24.com
Dr. Gaboose Oo Maanta Warbaahinta La Hor Yimi Qodobadii Shirkii Beesha Garxejis Ee Buurta Gacan-Libaax Iyo Hadalladii Naxliga Huwanaa Ee Dureyga Laga Qaaday, Kuwaas Oo Reer Waddani Hore Loogu Yaqaaney.
November 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dr. Maxamed Cabdi Gaboose Oo Ka Mid Ah Aqoon Yahanka Waaweyn Ee Reer Somaliland Ayaa Maanta Warbaahinta La Hor Yimi Qodobadii Shirkii Beesha Garxejis Ee Buurta Gacan-Libaax Iyo Hadalladii Naxliga Huwanaa Ee Dureyga Laga Qaaday, Kuwaas Oo Ay Caanka Ku Ahaayeen Reer Waddani, Isla Maraakana Ay Shubi Jireen Mar Kasta Oo Ay Warbaahinta Hor Yimaadaan, Arrintaasina Waxa Ay Quus U Tahay Cid Kasta Oo Somaliland Rajo Dambe Ka Qabtey, Mar Haddiiba Aqoon Yahankii Reer Somaliland Halkaas Marayo, Oo Uu Durbaan Qabyaaladdeed  Buunka U Afuufay, ”Aqoon Yahannoow Xaal Qaado”!!!!!.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News