qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Go’aamo Cul-Culus Oo Maanta Laga Soo Saaray Colaaddii Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn, Colaaddaas Oo U Dhexeysey Laba Ardaa Oo Ka Mid Ah Beelaha Deegaankaasi.
November 6, 2019 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Go’aamo Cul-Culus Ayaa Maanta Laga Soo Saaray Colaaddii Muddada Dheer Ka Aloosnayd Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag, Colaaddaas Oo U Dhexeysey Laba Ardaa Oo Ka Mid Ah Beelaha Wada Dega Deegaankaasi Degmada Ceel-Afweyn.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News