qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyi-Gelinta Ee Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Biyey Hadallo Shalay Ka Soo Yeedhay Dr. Gaboose, Hadalladaas Oo Dhinac Ahaa.
November 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Md. Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Jawaab Adag Ka Biyey Hadallo Madhaleys Ahaa Oo Shalay Ka Soo Yeedhay Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Kuwaas Oo Dhinac Ahaa, Isla Markaana Ay Ka Muuqdeen Aflagaadooyin Qaawan, Kicin Dadweyne Iyo Waxyaabo Lagu Doonayey In Lagu Kala Fogeeyo Bulshada Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News