qorilugudnews24.com
Isbedeladii Uu Soo Maray Xidhiidhka Turkiga Iyo Ruushka Iyo Halka Uu Xilligan Taagan Yahay, (Xogta Dahsoon).
November 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Isbaahaysigii NATO Ee Turkiga U Suurto-Geliyey In Ay Ku Soo Biiraan Oo Ay Xubin Ka Noqdaan Gaashaanbuurta NATO, Ayaa Loo Arkaa Maanta In Ay Masuul Ka Yihiin In Raashiya Loo Ogolaado In Ay Si Degenaan Leh U Soo Fadhiisato Dacalka Koonfureed Ee Xuduudaha Turkiga Oo Macno Ahaana Noqonaysa Xuduudihii Bari Ee Dacalka NATO, Taas Oo Furtay Cahdi Cusub Oo Xidhiidhka Turkiga Iyo Raashkana Ah, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News