qorilugudnews24.com
Madaxweyne Biixi Oo Maanta Magacaabay Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Iyo Ku-Xigeenkiisa.
November 6, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa MaantaTaliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland U Magacaabay S/Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Maxamuud (Daba-Gale), Halka Uu Ku-Xigeenkiisana U Magacaabay S/ Guuto Cabdi Xasan Mire Faarax, Kuwaas Oo Dhammaantood Ka Soo Jeeda Deegaanka Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News